Cinwaanada iyo xarumaha talo bixinta

Golaha Qaxootiga ee Saxony-Anhalt wuxuu ururiyey cinwaano muhiim ah, meelaha lagala xiriiri karo iyo cinwaanada xarumaha talo bixinta oo adiga ayey kuu taxeen. Tani waxay kaa caawin doontaa inaad si dhaqso leh ku hesho qofka aad la xiriiri karto.